Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo soo dhaweyay Wasiirka cusub ee Dhalinyarada & sports

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxam20150217_103410 photo 1-3 photo 1-5 photo 1-6 photo 1-7 photo 1-11 photo 1-12 photo 2-6 photo 2-7uud oo so sharf leh u soo dhaweyay Magacabista Wasiirka cusub sona dhaweyay Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Banadir ayaa shegay

In oo ku faraxsan yahay wasiirka cusub madama oo yahay dhalinyaro runtii waa markii ugu horeysay oo nola soo magacabo wasiir dhalinyaro ah nana fahmi dono dhan walba waxaan dhaheynaa kusoo dhawaaw gacmo furan qalbi furan waxaan balan qadaa in aan garab istagno