Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta……

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ka qeyb galay daah-furka Tababarka maamulka iyo maareynta xafiisyada oo lagu qabtey hoolka tababarada ee xarunta dhalinyarada gobolka Benadir..