Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka……….

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee udhaxeeya Gudoomiyaasha Dhalinyarada Degmooyinka Gobolka banaadir iyo konsolka sare ee xafiiska dhalinyarada, shirkaan ayaa waxa uu ku qabsoomay xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka, waxaana diirada lagu saarey sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka xafiiska iyo isku diyaarinta maalinta ciida oo nagu soo dhow.

8