Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta waxa uu Xarunta Dhallinyarada Gobolka banaadir Ku qaabilay Ex. Gudomiyihii Hore Dhallinyarada Dowlada Gobleedka Pundland ee Somaliya Mudane Aways Sardheye, kaa oo hadana ah #Xildhibaan ka tirsan Golaha wakiilada maamul gobleedka #Pundland Somaliya, kualnkaan ayaa ahaa mid is-xogwareysi iyo sida ugu haboon ee dhalinyarada Soomaaliyyed loogu dhiirigalin lahaa ka mid noqoshada siyaasada, eyagoona wax badan ka badali doona mustaqbalka dalka, si ay hormuud ugu noqdaan dhalinyarada inteeda kale.
j