Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey tababar muhiim ah oo looga hadlayay saameynta uu ku leeyahay muqaadaraadka waxbarashada ardada dugsiyada dhigata,

tababarkaan ayaa waxa uu socon doonaa mudo 3 maalmood ah, sidoo kale waxaa looga faa’iideynayaa qeybaha kala duwan ee dhalinyarada, muwduucaan ayaa ah mid muhiim ah ardada Soomaaliyeed