Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir ku Daah Furay Tababar

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir ku Daah Furay Tababar ku saabsan Awood siinta Dhallinyarada, waxaan ka faa’ideysanayo ku dhawaad 50 dhallinyaro oo ka kala Socdeen Jamacadaha Gobolka Banaadir iyo qeybaha kale ee dhalinyarada.

Tababarkaan ayaa socon doona mudo 2 maalin ahx waxayna qadan donaan Shahaado cadaynesa inay dhaneysteen tabaabarka, tabarkaaan ayaa ka mid ah Tababarada ka baxa xarunta dhalinyarada gobolka Benadir, waxaana ka Faa’iideysta dhalinyaro badan.