Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi maxamuud Makaraan ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ugu qayb galay 120 Caruur Agoonta ah ay dhaleen Ciidanka U dhintay Qaranka Soomaaliyeed oo loogu qeybinayay Dhar Ciid aay ku ciidaan Ciidul Fidriga,
Waxay si wanagsan ugu Mahadceliyeen Dhalinyarada Sadaqul Jaariya oo ka dhisan Dalka iyo dibada Garashada aay u Garteen caruurta in aay ka farxiyaan ajir allaha ka siiyo intii ka soo shaqeysay.
Guul iyo Gobonimo.