Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta Boqosho Ku Tagay Xarunta Farsamada iyo Tiknoolojiyadda………

Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta Boqosho Ku Tagay Xarunta Farsamada iyo Tiknoolojiyadda ee Jamacada Ummada Soomaliya Qeybta Km4 Campus (Ex-Politecnico) ee degmada Wabari,

Gudoomiyaha ayaa waxaa Boqashada ku Wehliyay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Nadafada iyo Bilic Socelinta D/Hoose Ahna Agaasimaha Waaxda Nadafada iyo Bilic Soocelinta D/hoose Mudane Abdi Aziiz Godax Bare iyo Deputy Coordinator Social Development and Resilience OPM Dr Saadiq Hurre. Waxaana Qiimayn ay ku sameyeen Sidii looga qeyb qadan lahaa Dadaallada Dowladda Somalia ay ku dhisayso Faraca Km4 ee Jamacada Ummada Soomaaliyeed