Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta daah-furey kambanigaan AG …………..

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta  daah-furey kambanigaan AG Nutrition Somalia Xaruntiisa Muqdisho, kaambanigaan oo ah company shaqa abuur iyo malgashi ganacsi kaasi oo ah ka ganacsiga iibka tooska (Network marketing ) asaago companiga macamishiisa siinaayo 30% faida ,waana hal-abuur ay la yimadaan dhalinyaro somaliyeed.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha dhalinyarda ayaa dhalinyarada ka soo qeyb gashey ku dhiiri galiyay inay ka go’an tahay dhiirigalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwoida hal abuurka leh, waxuuna u rajeynayaa in ay dhalinyaro badan ka faideysan doona ganacsigaan iibka tooska ah.