Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta deeq ka timid dhalinyarada…

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir  mjdane Cabdikafi Maxamuud Makaraan  ayaa Deeq Ka Timid Dhalinyarada Jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Turkiga Gaar ahaan Ururuka ardayda Soomaliyeed ee Magalada Istanbuul ka Gudoomay maanta Gudoomiye xigeenka Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee İstanbul
Samara Mahamed.

Waxa uuna  Ugu mahadceliyay dhalinyarada doorkooda Ku aadan dhiirigelinta dhalinyarada gobolka banaadir.

Qalabkaan waxuu Bahda sportska ka saacidi doonaa inee helaa Qalab dhameestiran oo ay ku cayaraan .

Guuliyo Gobonimo