Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka…………

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa  Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka Diiwaangalinta xogta dhalinyarada Gobolka Banaadir, Si loogu faa’iideeyo fursadaha shaqo oo ku aadan dhalinyarada waxbaratay, gaar ahaan kobcinta xirfadaha dhalinyarada iyo shaqo abuurka.

Waxaana laga diiwaangaliyay dhalinyaro gaareysa illaa 170 dhalinyaro. Bernaamijkaan waxaa ka faa’iideysan doona dhalinyarada ku xiran Degmada Howlwadaag.