Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ku booqdey

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ku booqdey Maareeyaha Guud ee Wakaalada horumarinta dhismaha Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Kaynaan xaruntii hore ee Ex Baarlamaan oo Dib u dhis Darjiimada iyo Qurxinta si Xoogan uga socda Waxaa noo Muuqda Horumarada Ka socda Dalka Guud ahaan.