Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta soo xirey tababar muddo 2maalin ah oo qaar ka mid ah dhalinyarada

jaamacadaha ugu socday magaalada Mogadisho, dhalinyarada jaamacadaha oo kaa faideystay tababarkaan  ayaa wax badan ka fahmay casharada ku saabsanaa Doorashooyinka, eyagoona umahadceliyay maamulka EISA iyo Dhalinyarada Gobolka Benadir.


			






