Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xafiiskiisa xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ku qaabilay Ururka ardeyda Adeegga Bulshada Ee jaamacadda Ummaxda Soomaaliyeed, muhiimadda kullanka ee dhalinyaradaan Jus iyo Gudoomiyaha ayaa ahaa mid looga hadlay wada shaqeyn dhex Marta ururka ardayda adeega bulshada ee Jus iyo Dhalinyarada G/Banaadir.