Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manata Xafiiska Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir Kulan kula Qaatay Gudomiyaha

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manata Xafiiska Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir Kulan kula Qaatay Gudomiyaha #Madasha_Ololaha_Matalaada_Dhalinyarada Soomaaliyeed mudane Mohamed Mohamud Telekis, waxaana ay isla garteen in Sanadkaan lahelo dhallinyaro badan oo ka mid noqdo Barlamaanka Soomaaliya.