Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir oo ka qeyb galay wadahadalka…………

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta ka qeyb galay Wadahadalka Bulshadda ee Ku aadan Ka Hortaga Isticmaalka #Maandooriyaha. Kulankaan ayaa waxaa soo Qaban qabiyay Hay’adda #SWDC, waxaana laga Dooday sidii Xal logu heli lahaa #Badbaadinta #Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo in la sameyo Wacyigalin Jogto ah.