Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yusuf xusein jimcale ayaa la ciiday dhalinta Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Madaale ey Wehliyaan Wasiiro Xildhibano Ayaa Manta Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mogadisho One Stop Youth Center  Kula Ciida Kumanan Dhaliyaro ah oo ka kala Timid 17 Degmo ee Gobolka Banaadir,

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane C/kaafi Maxamuud Makaraan ayaa Uga Mahad Celiyay Madaxda Qaranka Sida Ay ula Ciideen Dhalinyarada Gobolka Waxeyna u Tahay Dhalinyarada Dhiiri Galin in ay Madaxda Ka Warqabaan Dhalinyarada Madama ay Dhalinyaradu Tahay ubaxa Dalka

13567124_1733810956857656_5061055926894645899_n 13567166_1733810646857687_5701305549401861420_n 13567377_1733810866857665_1023756277135750311_n 13590457_1733811093524309_729887198936168818_n 13606618_1733811343524284_881078198337118268_n 13615002_1733811446857607_5909492236618410637_n 13615008_1733811276857624_8509360274622560706_n 13615086_1733811323524286_1499135792146369789_n 13615203_1733810593524359_4588466389800838486_n 13620743_1733810430191042_2905840468214295596_n 13631404_1733811326857619_2692933309060582810_n 13631570_1733810553524363_6755700809590797990_n 13557673_1733774136861338_7902320604951591018_n 13557681_1733773583528060_6492159630209473885_n 13592682_1733773560194729_5276502098536800346_n 13599764_1733774290194656_5539292145305014922_n 13600212_1733774023528016_4527317171979800873_n 13615320_1733773283528090_3723764079336033278_n 13620340_1733773963528022_4175618401040101532_n 13626552_1733773533528065_7409593720573833625_n 13627097_1733774356861316_1017702431282748832_n 13631455_1733773613528057_3408266632402960619_n 13631537_1733773700194715_4720288191343973119_n 13631625_1733773230194762_342371227918141394_n