Gudoomiyaha Makaraan oo maanta ka qeyb galay shirweynaha qaran ee shaqaaleysiinta

Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay shirweyne ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada ee Somaliya, shirkaan oo socon doono mudo 2maalin ah ayaa waxaa looga arinsanayay shaqaaleysiinta Qaran heer Federal, mowduuca shirka ayaana ahaa shirweynaha qaran ee shaqaaleysiinta.