GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE SOO QABAN QABIYEN ARDAYDA MIDOWGA JAAMACADAHA

GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE SOO QABAN QABIYEN ARDAYDA MIDOWGA JAAMACADAHA

Xaflad oo ka soo qeyb galeen masuulin fara badan wasiirka dhalinyarada iyo sportis xildhibaano wasiiro kuxigeen iyo arday fara badan ugu horeey ayaa ka hadlay Gudomiyaha dhalinyarada gobalka banaadir ayaa soo dhaweyay dorashada eey samesten Ardayda Midowga jamacadaha somaliyeed una hambayeyay