Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka banaadir mudane Ahmed Xasan imaan Ayaa Qeeb kamid ah dhalinyarada gobolka banaadir Kulan

Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka banaadir mudane Ahmed Xasan imaan Ayaa Qeeb kamid ah dhalinyarada gobolka banaadir Kulan soo dhameeyn ah ugu sameeyeen magaalada muqdisho .

Kulan waxaa ka Qeyb galay Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Abdi kafi mahamuud makaraan oo U mahadceliyay Madaxda Qaranka sida aay u Garteen in fursad la siiyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ku bartay Dalka.

Dhalinyaradan ayaa Gudoomiyaha Ku Booriyay Shaqadiisa Una balanqaaday inee si dhaw ula Shaqeen doonaan, Sidoo kale Waxeey muujiyeen sida ay Ugu Faraxsanyihiin In Qof dhalinyar Ah oo Baahidooda Fahmikara in ay helaan .

Gudoomiyaha Kucigeenka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Ahmed imaan waxuu dhalinyarada U sheegay in ay Wax walba uga guul gaari karaa wada shaqeen, Iskaashi , iyo In Si wada jir ah dhalinyarada iyo Maamulkaba U wajahaan Xaalad kasta , Saaciiba aan loo dhaxeeyna ay noqdaan.

Dhaliyarada Waa Awooda Qaranka