Kulan duco iyo Qur’aan aqris ah oo maanta lagu qabtey………..

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Galabta Ka qeyb Galay Kulan #Duco iyo #Quraan aqris ahaa oo lugu Duceynayay Shuhadadii Ku Geriyootay allah unaxariiistee #Qaraxii #14October ee 2017, kulankaan ayaa waxaa soo Qaban Qaabiyay #UrurkaDhallinyaradaDegmadaXamarweyne waxana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan Xildhibaano, qaar kamid ah Gudomiyayasha degmoyinka Gobolka Banaadir, Culumada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha dhalinyarda ayaa goobta ugu duceeyay intii Ku Geeriyootay Qaraxii 14 October inuu allah janatul fardowso ka waraabsho, ehelkoodana ka siiyo samir iyo iimaan.
#MaalinMadow #14October