Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada hodon
Ayaa manta lagu qabtay Degmada hodon waxaan Ka qeyb galay Maamulka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
Ugu horeyn waxaa kulanka furay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada hodon
Sakariye hadafoow ayaa Dhalinyarada gu gubabiyay in ee Ka shaqeyaan howl walbo oo ey qaban karaaan Maamulka degmadana ee Karab tagan yihiin
Waxaa Ka loo kahadlay Gudoomiyaha Degmada Hodon ayaa Ka warbixiyay Dhalinyarada howsha ee qabtaan una Mahad celshay howsha ee qabtaan waxona u balan qaday in Dhalinyarada garab istagayo xili walbo, waxaan ka shaqeyn donaa in aan degmadana horumarin dono wadoyin ufuri dono
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa gaba gabadii Ka hadlay kulanka wacyi galinta Mudane Makaraan manta waxaan hesana janis hada nahay dhalinyaro xilalka Dowlada waxaa u badan waa dhalinyaro waxaan nagala rabay in aan wadanka Iyo umada somaliyed wax u qabano in aan la dagalano dadka figradaha qaldan wada