Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka BanaadirAbdi Kaafi Mohamud Makaran iyo wafdi oo hogaaminaaye
ayaa manta qabtay olole lagu wacya galinayo dhalin yarada u tahriibeysa yurub ee ku dhimanayo badaha
barnamij waxaa soo qaban qaabiyya Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
Iyadoo boroordiiq loo sameyya dhalintii ku dhimatay dalka masar
Olalahan ayaa socondono inta xal waara loga helayo dhalinta naftooda ku biimeynayo
waxana barnamijkan uu manta ka dhcay jaamacada somovile ee muqdisho iyadoo malmaha sosocdana uu ka dhicidona jaamacadaha kale ee dalka ku yaala