Kulanka Wadatashiga dhalinyarada degmada shibis

Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Benaadir Mudane Abdikafi Mohamuud Makaraan Ayaa manta kulan wadatashi ah la qatay Dhalinyarada Degmada Shibis wajiga kowaad waxana ka Go’an Xoojinta xiriirka dhalinyarada ka dhaxeeya Iyo Hal-Abuurida Fursado dhalinyarada U Horseeda Horumar iyo ineey ka qeeyb qaataan Geedi socodka dowladnimada soomaaliya,

Gudoomiye ayaa dhalinayarada u shegay in Codkoda uu garsiinayo Madaxda sare wana waajib muqadas ah inaan muujino xil gudasho la xiriirta shaqooyinka Nagula aaminay.

Waan Bogaadinayaa dhalinyarada Degmada shibis Sida ay uga Qeeyb qaadanayaan Uguna Heelanyihiin Hosha adag ee guudka inaga saaran.

Abdi Kaafi Mohamud Makaran

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir.
#NabadiyoNolol