Ma ahan markii ugu horaysay oo ay yimaadaan xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee #Mogadishu_one_stop_youth_center

Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Xaruunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir kulan muhiim ah kula qaatay Xubno ka mid #SOMTEX oo ah dad dhalinyaro, dhalinyaradaan ayaa ku dhiiradey eyadoo aan dalka ka jirin wax dalxiis inay ka bilaaabaan oo ay shaqo abuur usameeyaan qaar ka mid ah dhalinyarada.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa bogaadiyay oo ku dhiiri galiyay shaqada culus oo ay hayaan dhalinyarada #SomTex, taas oo loogu adeegayo bulshada qeybaheeda kala duwan, dhalinyarada ayaa mar walba mudan in lagu dhiiri galiyo shaqooyinka ay bulshada uhayaan.