Maalintii 2aad ee bernaamijka dib usoo nooleynta bilicda caasimada ee doorka dhalinyarada gobolka Benadir

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Yaqshid ayaa maanta si wadajir ah maalintii 2aad ugu wada qeyb qaatey dib usoo nooleynta bilicda caasimada ee wajigiisa 1aad shalay furmay, waxaa kaloo ka qeyb qaatey dhalinyarada degmada Cabdicasiis oo runtii kaalintooda si weyn umuuqatay, qeybaha kale ee dhalinyarada ayaa eyaguna waqtigooda qaadan doonna.

 


#BaladNadiifahIyoBulshoNabadAh