Maxaad kala socotaa Book.ga ay qortey Qoraa: Ugbaab Cabdi Nuur…………………..

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay bandhiga book loogu magac daray (Mug iyo Maan), book.gaan ayaa waxaa qorey qoraa Ugbaaad Cabdi Nuur oo ah qof dhalinyaro, waxna bartey.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha dhalinyarda Mudane Makaraan ayaa ku dhiirigaliyey Ugbaad inay sii laba laabto dadaalkeeda ku aaadan inay bulshada la wadaagto aqoonteeda iyo xirfadeeda,