Safiirka Sweden u qaabilsan dalka Somalia oo maanta booqday xarunta dhalinyarada gobolka Banaadir+SAWIRO

Safiirka Dalka Sweden u Fadhiya Somalia Mr.Mikael Lindvall ayaa Maanta Kormeer Ku Yimid Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo dhismaha wajigeeda 1-aad La bilaabay.

Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka Siyasadda iyo Amniga Md. Maxamed Axmed Diiriye(Yabooh) ayaa uga Mahad Celiyayay dowladda Sweden iyo safiirkeeda u jooga Somalia Mr.Mikael Lindvall Dhismaha Xarunta Cusub oo uu yeelan doonno ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir.

Kulankaan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Gudomiyaha ururka dhalinyarada gobolka banaadir oo ka war bixiyay bahida loo qabay in ee helaan dhalinyarada gobolka banaadir xarun ee ku wacyi galiyaan dhalinyarada waxaa kaloo jogay gobta  guddoomiyaha degmada Shangaani Saciid Buube.

1936254_284890015180637_6952315769262985602_n13230322_284890468513925_2341174323174499012_n13233057_284890121847293_3258629728414043505_n (1)13233057_284890121847293_3258629728414043505_n13233079_284890281847277_5253571335336338183_n13237839_284890495180589_3164847224026146564_n13240674_284890368513935_8054345563951057169_n13241126_284890205180618_6543647794704260987_n13241323_284890558513916_1905261118760195849_n13245389_284889995180639_6475042736317805507_n13254453_284889938513978_1231598112772884997_n13263693_284890168513955_4197578443557029933_nMakaraansafirka swedenYabooh iyo makaraan