Sarkaalkii ka goostay Shabaab oo ka hadlay arrimihii ku kalifay inuu Dowladda isku dhiibo (Dhageyso)

Steven_Gerrard_of_Liverpo

Sarkaalkii madaxiisa la dul dhigay 3Milyan Dollar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrimihii ku kalifay inuu isku dhiibo Dowladda Federaalka iyo waliba inuu ka baxo xarakada Al-Shabaab oo uu ka tirsanaa saraakiisha ugu sareysa, isagoona arrimo fara badan oo sir u ah Shabaabka shaaca ka qaaday, sheegayna in haddii Dowladdu si wanaagsan ula dhaqanto ay horseedeyso inay isa soo dhiibaan rag fara badan oo ay baadi goobayaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

DHAGEYSO: