Shaqo Abuur

Godomiyaha dhalinyarada Gobalka Banadir Mudane Abdi Kaafi Mohamud Makaran ayaa Deeq Garsiiyay dhalinyaro Iskugu jirta Kuwa Baahiyaha Gaarka qaba iyo Kuwo aan Waxba awoodin ,

Godomiye Makaran ayaa Ugu Tala galay Munasabada Malinta Dhalinyarada aduunka awgeed In Uu Shaqo abuur U Sameyo 20 Dhalinyaro ah,
Dhalinyarta ayaa ahaa Kuwa Ka Shaqeesanayay Caseeyaha Waxa uu Ugu Deeqay agabka ay Ku Shaqeeysan lahayeen.
Waa Wax aad U Wanagsan In la dhiirigaliyo Caruurta Si ay ugu Niyad Jabin Shaqada yar ay Hestaan