Shirka dhallinyarada degmoyinka ayaa waxaa shir Gudomiyay Gudomiyaha dhallinyarada Mudane Makaraan

Shirka isbuuc laha ah ee dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxa uu ku qabsoomay xarunta 2aad ee dhalinyarada Gobolka Benadir gaar ahaan xarunta dhalinyarada degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, Shirka ayaa waxaa daah-furey Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan. Ugu danbeyntii shirka ayaa waxaa looga hadlay doorka arimaha wacyi-galinta bulshada qeybaheeda kala duwan iyo shaqo abuurka dhalinyarada Degmooyinka Gobolka Banaadir