Shirka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir

Kulanka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir ayaa manta kadhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Muqdisho Waxaana shir Gudominayay Gudomiyaha Dhaliyarada Gobolka benaadir Md Abdikafi Mohamuud Makaraan, kulanka waxaa looga hadlay qodobadaan
isbadelka iyo wax qabadka dhaliyarada Degmoyinka
1.in la soo gudbiyo wax qabadka degma kasta
2.in la sameeyo kulamada wacyi galinta iyo isdhaxgal bulsho
3.in dhalinyarada ku dhaqan magalada muqdisho lasiiyo tababar ku adan xirfada nolosha