Taageerida iyo Garab istaaga Dhalinyarada ee Agoonta wiilasha Karaaan……

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta qeyb ka ahaa booqasho ay kuwada tageen madax kala duwan sida Xildhibaanad Hore Sanetar Naciimo, Gudomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Marwa Jawaahir Barqab.

Ujeedka booqashada ayaa aheyd mid lagu dhiiri galinayaa caruurta agoonta ah ee Kaaaran, iyo sidoo kale

dhalinyarada Qurba joogta Soomaaliyeed oo iyaga gaarsiiyo Xarunta Agoonta Degmada Kaaraan eeq Raashin iyo Lacag, waxayna gudoonsiiyey Maamulka iyo Caruurta.