Xafiiska Qareenada Xalane ( Halane law office) oo Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir……………..

Waxaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ka furmay tababar wajigiisa kowaad ah oo ku saabsanaa Waxaad xaq uleedahay in aad sameyso (the right think to Do ), Seminaarkaan ayaa waxa uu soconayaa muddk 2 labo maalin ah, khubaro iyo Aqoonyahano sar sare ayaa bixinayay tababarkaan muhiimka ah.

Waxaana ka faa’iideysanaya oo loo qabtay Garyaqaano ka qalin bedashay Heerka 1aad iyo ardada Jamacadaha Gobolka Banaadir, gaar ahaan ku bartey culuumta kulliyadaha Sharciga qeybaheeda kala duwan.

Ugu danbeyntee tababarkaan ayaa waxaa Iska Kashaday xafiiska Tababarada ee Dhallinyarada Gobolka Banaadir iyo Xafiiska Qareenada Xalane ( Halane law office)