Xafiiska Qorsheynta iyo Tababarada xarunta dhalinyarada ayaa maanta xarunta ku daah-furay Tababar ay ka faa’iideysanayso dhalinyaro kala duwan oo dhawaan oo ka kala timid qaar ka mid Goobaha waxbarashada ee dugsiyada Gobolka banaadir.

 Tababarkaan ayaa diirada lagu saaray ” Saameynta  Mukhaadaraadka ay ku leeyihiin Waxbarashada ardada ” eyadoona dhalinyarada loo baahan yahay in ay ka feejignaadaan qataraha ka dhalan kara daawooyinkaas iyo saameynta uu ku yeelanayo waxbarashada ardada, eyadoo ay jirto in uu saameyn kulahaa natiijada  imtixaanaadka sanadkii tagay.


Home  Youth Programs  Xafiiska Qorsheynta iyo Tababarada xarunta dhalinyarada ayaa maanta xarunta ku daah-furay Tababar...
			






