Gudomiyha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa manta dhagax dhigay xarun cusub

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Manta Dhagax Dhigay Goob Loogu tala Galay in ay ku Nastaan Dhalinyarada iyo Caruurta
Dhismahaan oo Laga Hir Galinayo Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir