Xaflada sanad guurada Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar filish oo xalay…………

Xaflada sanad guurada Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar filish oo xalay ka dhacdey xarunta dhalinyarada gobolka banaadir ee Mogadishu one stop Youth center ayaa waxa uu Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan u gartay in uu ka mid noqdey Hal doorada dhalinyarada Gobolka Banaadir uuna ku gudoonsiiyay shahaado sharaf munaaasabadda xaflada sanad guuradiisa.