Xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ayaa marti galisey kulan

Xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ayaa marti galisey kulan Xaflad oo isugu jirey casho sharaf iyo Mahad-celin oo uu usameeyay maamulka goblka banaadir Guddigii heer gobol ee ka soo shaqeeyay Todobaabdka Xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da Luul ee sanadka aan kunjirno 2020,

Kulankaan io isugu jirey casho sharaf iyo mahadcelin ayaa waxaa goob joog ku ahaa Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada marwo Basma Amir, Gudoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka banaadir, xildhibaano, Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan, Gudoomiyaha ururka haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ugu danbeynkii kulanka ayaa wuxuu ku soo dhamaadey si wanagsan. In qofka bini-aadamka ah loo sameeyo dhiiri galin waa qeyb ka mid ah Nolosha.