Xiritaanka Shirka Horumarinta Haweenka iyo Dhalinyarada Gobolka Benadir.

Xoghaya Guud ee maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xiirey ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta Haweenka iyo Dhalinyarada Gobolka Benadir
oo bilaawday maalinkii shalay aheyd, shirkaan oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka socotay dowladda Federalka Soomaliya iyo Qaar ka mid ah madax hore.

Waxaa sidoo kale shirkaan ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee dhalinyarada Gobolka Benadir sida dhalinyarada degmooyinka,kuwa jaamacadaha iyo haqeenka. Wx badan ayay falanqeeyeen dhamaan dhalinta ka soo qeyb gashay kullank.


Ugu danbeyntii, wqxaa ka soo baxay shirka war murtiyeed muhiun ubah dhalinyarada gobolka Benadir sanadaha soo socda.