Kallan lagu taageerayay Ansixinta Gollaha Wasiiradda ee Cusub ayaa waxaa lagu qabtay xarunta...

0
Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir lagu qabtay kulan lagu taageerayay  Dhismaha iyo ansixinta golaha Wasiirada oo ugu dambeyn Xildhibaannada ay wadar oggol ku...

Taageerida iyo Garab istaaga Dhalinyarada ee Agoonta wiilasha Karaaan……

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta qeyb ka ahaa booqasho ay kuwada tageen madax kala duwan sida Xildhibaanad...

Caabuqa Covid19 oo Saameyn xoogan ku haya bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa ururka...

0
Caabuqa Covid19 oo Saameyn xoogan ku haya bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa ururka Dhalinyarada ee degmada daymiile waxay bilaabeen in bulashada ku dhaqan...

Waxaa manta barnaamijka isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir……..

0
Waxaa manta barnaamijka isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ka qeyb qatay dhalinyarada degmooyinka ...

Ururka Dhallinyarada degmada wadajir oo Gudomiye Makaraan si heer sara ah u soo dhaweyeen

0
Ururka dhallinyarada degmada wadajir ayaa maanta si heer sara ah u soo dhaweyeen Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka banaadir, soo dhawaynta kadib ayaa howlka degmada wadajir...