kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed

0
Waxaa maanta ka dhacay aqalka dowlada hoose ee xamar kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed waxoona udhexeeyay wasaarada...

On the first day of the workshop, around 34 youth activists from 17 districts...

0
 Mogadishu, 16 October 2015— Growing up amidst conflict has left many Somali youth disillusioned and concerned...

xaflad qalijabin o ay ka qeyb galeyn ma’uuliyiin kala duwan o ah heer...

0
Xaflad ay ku qalinjabinayeen 500-Arday oo dhameystay waxabarshada heerka Koowaad ee jaamacadda Jobkey islamarkaana ka baxay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaada leyadahay ayaa waxaa...

Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Ururada Dhalinyarada maamul Goboleedyada

0
Ururka Dahlinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay ururada dhalinyaro ee ka dhisan Maamul goboleedyada dalkaa dalka sida Puntland, Jubaland, Koofur...

Guddoomiye Gobolka Banaadir oo koob guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Boondheere “SAWIRRO”

0
Tartankan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa loo qabto 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir, waxaana uu ahaa mid ka qeyb qaadanayay...

Maalinta Dhalinyarada ee Caalamiga ee ku asteeysan 12 Aug, 2015

0
Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee...

Ururka Dhalinyarada Degmada Shibis

0
Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Abdi Kafi Mohamuud Makaraan & Gudomiyayasha ururada Dhalinyarada Degmoyinka ayaa manta Ka qeyb galay kulan loga hadlayo soo Noleenta...

Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada Hodon

0
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada hodon Ayaa manta lagu qabtay Degmada hodon waxaan Ka qeyb galay Maamulka Dhalinyarada Gobolka Banaadir...

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada G/ Banaadir mudane Abdikafi Mohamuud Makaraan Manta Kormeer shaqo ku tagay...

0
Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Mas,uul ka socday Hay,ada UN.HABITAT ayaa maanta ku tagay kormeer qaar kamid ah xarumaha Dhalinyarada ay wax ku...

Madaxweynaha oo Xalay Ka Qeybgalay Munasabad ay Soo Agaasimeen Ururka Dhallinyaradda G/Banaadir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa caawa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir kala hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdsiho, taas oo u jeedkeedu ahaa in...