Xafiiska Qareenada Xalane ( Halane law office) oo Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir……………..

0
Waxaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ka furmay tababar wajigiisa kowaad ah oo ku saabsanaa Waxaad xaq uleedahay in aad sameyso (the right think to...

Background

0
Background BARYA abbreviated “ Banadir Regional Youth Association” is governmental Association focusing on awareness and development for all youth in Benadir  Region. The Association...

kaalinta Dhallinyarada ee Nabadda & isdhaxgalka Bulshada

0
Kulan looga hadlayay Doorka dhalinyarada ay ku leyihiin Nabada iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Ee xamar. kulan ayaa waxaa daahfuray...

TARTANKA FUSTALKA ISDHAXGALKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR

0
TARTANKA FUSTALKA ISDHAXGALKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR NABAD DHOWRE (CUP) Tartanka Ciyaaraha Fustalka ee Is dhex galka dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa ka furmay degmada H/wadaag, iyadoo Tartankan ay...

BARNAAMIJKA NABAD-SIDE

0
kulan u soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray #Nabadside kaasoo ujeedadiisu ahayd doorka xasilinta dhalinyrada G/ Benaadir ayaa ka dhacay...

Doorka dhalinyarada ee nabadda iyo doorashooyinka dalka ayaaa maanta waxa uu ka furmay………

0
Gudoomiyaha Dhalinayarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta u daah durey Dhallinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir ( Workshop) tababar ku Saabsan Doorka Dhalinyarada...

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir oo maanta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada……

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada Xirfada Gacanta oo maanta dhameysatay ku dhawaad #60...

Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Banaadir oo manta boqday dhalinta darbi jifta ah

0
  Sida an ognahay waxa jira dhalinyaro derbi jiif ah o an heysan wax hoy ah ama waxbarasho Manta waxa booqday Gudomiyaha dhalinyarada...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa  Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka Diiwaangalinta xogta dhalinyarada Gobolka Banaadir, Si loogu faa'iideeyo fursadaha...