Somalia And Word Human Rigts Watch Day + Pictures

0
A meeting, which was held for the students of Mogadishu Universities in Banaadir region, was entitled, “Let everyone know, violence against woman is a...

Dood Cilmiyeed looga hadlaayay sida Dhallinyarada Soomaaliyeed ay u sameysan lahaayeen Dallad oo ka...

0
Magaalada Marka oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaa maanta ka dhacay dood cilmiyeed ay isugu yimaadeen dhallinyaro ka kala socotay magaalooyinka Muqdisho, Marka iyo...

Gudoomiyaha Hey’adda CCD oo maanta la kulmay Gudoomiyeyaasha Dhalinyarada degmooyinka G/Banaadir + Sawirro

0
Gudoomiyaha Hey’adda Wada hadalka bulshada ee CCD Mudane Ciise Axmed Cumar ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Gudoomiyeyaasha Dhalinyarada ee 17-ka Gobolka Banaadir, iyadoo...

Dood cilmiyeed looga hadlayay hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

0
Dood cilmiyeed looga hadlayay yoolka ay hiigsanayaan dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dood cilmiyeedkan lagu soo...

Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo Fariin udiray walaalahood ka tirsan Shabaab + Sawirro

0
Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen boqolaal dhalinyaro ka socday 17-ka...

Degmada Hodon oo ka dhacay kulan dhallinyaro, loogana hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro

0
Urur ka shaqeeya arrimaha dhallinyarada oo hoos taga Maamulka Gobolka Banaadir ayaa degmada Hodon ku qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen boqolaal dhallinyarada...

Dibadbax lagu taageeray Maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay + Sawirro

0
Dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa ka dhigay Mudisho dibadbax lagu taageerayo horumarka ay maamulka gobolka Banaadir ku tallaabsadeen, loogana soo horjeedo ficillada...

Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo banaanbax kadhan ah Al-Shabaab ka dhigay Muqdisho + Sawirro

0
Dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhigay magaalada Mudisho isu soo bax lagu taageerayo horumarka Maamulka Gobolka Banaadir, loogana soo horjeedo...

Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo maanta laga xusay Muqdisho + Sawirro

0
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka ee 12-Agosto ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo Munaasabadan ay ka qeyb galeen Gudoomiyeyaasha dhalinyarada 17-ka degmo,...

Dhallinyarada gobolka Banaadir oo loo soo xiray tababar laba maalmood socday + Sawirro

0
Tababar ay iska kaashadeen Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka iyo ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadda xiritaanka...