Kusimaha Gudomiyaha Gobolka banaadir Ayaa manta dhagax dhigay Xarunta Dhalinyarada
                    Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisaayo xarunta dhallinyarada...                
            Consultation conference on covid19 infections among youth in Benadir
                    Chairman of Benadir Regional Youth Association Abdikafi Mahamuud Makaraan have taken a time with the youh lead districts in Benadir region, in order to...                
            Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey...
                    Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey xafiiskiisa xarunta dhalinyarada gobalka banaadir qaar ka mid ah dhalinyarada...                
            G/kuxigenka Arrimaha Bulshada G/Benaadir
                    Gudoomiye Ku Xigeenada Maamulka Gobolka Benaadir Arrimaha Bulshada iyo Maamulka iyo Maaliyadda oo Boqday Xarunta Dhaliyarada Gobolka Benaadir,Xaruntaan oo ah Xarun ay Ku Shaqeeyaan...                
            Wasiir kuxigeen wasarada Gashaandhiga Ahna Xildhibaab Abdifataah
                    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xarunta Dhalinyarada ku soo dhaweeeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gashaandhiga Ahna Xildhibaan Qaran Mudane Abdulfitaax...                
            Gudoomiyaha Makaraan oo maanta ka qeyb galay shirweynaha qaran ee shaqaaleysiinta
                    Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay shirweyne ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada ee...                
            Soo dhaweynta Guddomiya Cusub ee Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho
                    
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa ka Maanta lagu soo dhaweyay magaalada Muqdisho.
Qaar kamid ah Xildhibaano ka tirsan labada Gole Xoghayaha Guud Gobolka Banaadir,...                
            Tababarka barashada Gargaarka Degdega ( Emergency First Aid)
                    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa furay Tababar lagu qabtay xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir oo cinwaankiisu ahaa Barashada Gargaarka Degdega (...                
            Core values
                    Core values 
 
 
	Integrity: We behave in compliance with our mission, being honest and transparent in our activities.
 
	Voluntary service: We participate in our activities with...                
            
			








