Gudomiye Kuxigenka Amniga iyo Siyaasadda G/banaadir Mudane Mohamed Abdulahi Tuulah

0
Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka banaadir Mudane Mohamed Abdulahi Tuulah iyo Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi maxamuud makaraan ayaa maanta...

Gudoomiye Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Doorashada G/Dhalinyarada Degmada Boondeere

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan ayaa ka qeyb galay Munaasabad heer sare loo soo agaasimay oo lagu dooranaayay Gudoomiyha dhalinyarada Demgada...

kulan isbarasho iyo soo dhaweyn Gudomiyaha Gobolka Banadir mudane thabit

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed oo Galabta Xaflad So Dhaweyn ah Loogu Sameeyay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir. Xafladaan ayaa...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan………

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay kulan wacyi-gelin ah oo ay Wasaaradda Cadaaladda  u qabatey qeybaha kala...

Xildhibaan Mustaf Sheikh cali Dhuxuloow ayaa Qado sharaf sagootin u sameyay sports F.c Banaadir...

0
Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa soo agaasimay kulan qada sharaf ah oo isugu jiray sagootin iyo dhiira galin loo sameeyay kooxda kubada...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey tababar aqoon kororsi...

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan (financial literacy) Aqoonta Maaliyadeed, taas oo...

Ururka dhalinyarada gobolka Banaadir +SAWIRO

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Shirka Dhalinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banadir kaas oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan qeybaha kala duwan dhalinyarada...

kulanka wacyi galinta tahriibka

0
Manta waxaa loo duceyay Dhalinyarada ku geriyotay tahriibka waxana Soo Agaasintay Jamacada Jobkey oo si heer sare loo Soo agasimay ,waxaa ka Qeyb galay...

kullanka Wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed 2023-2030.

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay kullanka Wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed 2023-2030. Kullankaan...

Ururka Dhalinyarada gobolka Banaadir oo Tartan Faneedka u qabtay degmooyinka magaalada Muqdisho+SAWIRO

0
Waxaa qamiisti lasoo dhaafay oo ku beegnayd 5-5-2016 si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furmay tartan faneedka degmooyinka gobolka Banaadir kaas oo uu soo...