Wacyi-galinta Caabuqa Covid19 ee dhalinyarada gobolka Benadir

0
Dhalinyarada gobolka bananaadir gaar ahaan dhalinyarada degmada dayniile ayaa wacygalinta bilaabay maanta isla gudaha degmada Dayniile, dhalinyaradaan ayaa si weyn ugu qeyb qaatay ololaha...

Shirka Dhalinyarada Gobolka Banaadir

0
Shirka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo dhaca malin walbo oo Arbaca ah , Ayaa manata loga hadlay Dhowr Qodob oo ku sabsan Hormarka Dhalinyarada Gobolka...

Tababarka Xirfad Barista Dhalinyarada oo La Bilaabey

0
     Waxaa maanta 10/October/2016 si rasmi ah loo bilaabay tababarka la siinaayo dhalinyarada, tababarkaas oo lagu baraayo xirfadaha ay ku shaqeysan karaan. Xirfadaha la...

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey...

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey xafiiskiisa xarunta dhalinyarada gobalka banaadir qaar ka mid ah dhalinyarada...

Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo

0
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir....

Musharax Xilibaan Barlamaanka Somalia Mudane Abdikaafi Mohamud Makaraan

0
Musharax Xilibaan Barlamaanka Somalia Mudane Abdikaafi Mohamud Makaraan Rug Cadaa In Mudaha Ku Soo Dhex Jiray Siyaasada Somalia. Musharax Xilibaan Abdikaafi Mohamud Makaraan waxuu Guddoonka Golaha...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa  Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka Diiwaangalinta xogta dhalinyarada Gobolka Banaadir, Si loogu faa'iideeyo fursadaha...

Kulan Lagu Taageerayay Ololaha La Dagaalanka Qaadka Oo Muqdisho Lagu Qabtay

0
Kulan Lagu Taageerayay Ololaha La Dagaalanka Qaadka Oo Muqdisho Lagu Qabtay Kulankani lagu qabtay Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu taageeray Ololaha la...

G/kuxigenka Arrimaha Bulshada G/Benaadir

0
Gudoomiye Ku Xigeenada Maamulka Gobolka Benaadir Arrimaha Bulshada iyo Maamulka iyo Maaliyadda oo Boqday Xarunta Dhaliyarada Gobolka Benaadir,Xaruntaan oo ah Xarun ay Ku Shaqeeyaan...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta deeq ka timid dhalinyarada…

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir  mjdane Cabdikafi Maxamuud Makaraan  ayaa Deeq Ka Timid Dhalinyarada Jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Turkiga Gaar ahaan Ururuka ardayda Soomaliyeed ee...