Gudoomiyaha Makaraan oo maanta ka qeyb galay shirweynaha qaran ee shaqaaleysiinta
Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay shirweyne ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada ee...
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada Hodon
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada hodon
Ayaa manta lagu qabtay Degmada hodon waxaan Ka qeyb galay Maamulka Dhalinyarada Gobolka Banaadir...
Gudd. C/Kaafi: “Waxaan baaq iyo mahad celin muhiim ah u dirayaa Dhallinyarada G/Banaadir”
Guddoomiyaha dhallinyarada maamulka G/Banaadir C/Kaafi Maxamuud ayaa baaq ka kooban dhowr qodob waxa uu u diray dhallinyarada gobolka ku dhaqan, isagoona ku ammaanay dhallinyarada...
YAA SAHMIYA GUUSHA?!! (Faallo)
Guushu kuma timaado dadal la‘aan haddii aad aragto bina’ aadam guulaystay ama shaqsi guulaystay wax kastaba ha ku guulayste dabcan dadaal kadib ayuu guusha...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ku soo xirey tababar ay ka faa'iideysanayeen qaar ka mid...
Barnaamijka Shaqo-Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta daah furay barnaamijka "Shaqo Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir". Hirgelinta barnaamijkan waxaa lagu bilaabey in 180 Dhalinyaro oo aan wax camal shaqo ah...
Maalinta Dhalinyarada ee Caalamiga ee ku asteeysan 12 Aug, 2015
Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee...
“The Mogadishu One Stop Youth Centre is a
“The Mogadishu One Stop Youth Centre is a #symbol of hope that offers us a #physical_space that we can tailor to meet our needs....
Core values
Core values
Integrity: We behave in compliance with our mission, being honest and transparent in our activities.
Voluntary service: We participate in our activities with...









