Kusimaha Gudomiyaha Gobolka banaadir Ayaa manta dhagax dhigay Xarunta Dhalinyarada

0
Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisaayo xarunta dhallinyarada...

Daah Furka Ololaha Canshuuraha

0
"Daah furka Ololaha Canshuurtu waa Ceymis"" Barnamijka Wacyi Galinta Bulshada oo Manta lagu Qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Ololaha Canshuurtu waa Ceymis...

Shaqo Abuur

0
Godomiyaha dhalinyarada Gobalka Banadir Mudane Abdi Kaafi Mohamud Makaran ayaa Deeq Garsiiyay dhalinyaro Iskugu jirta Kuwa Baahiyaha Gaarka qaba iyo Kuwo aan Waxba awoodin...

Banaan baxa loga soo hor jedo dilalka dhalinyarada logesto

0
Banaan bax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee loo geysto dhalinyarada waxtarka u ah bulshada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo dhalinyaro ka dhiidhinaya...

Kulan wadatashi dhalinyarada jamacadaha

0
Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Cumar C.risaaq ayaa kulan maanta la qaatay Gudoomiyeyaasha ardayda 23 Jaamacadood oo ku yaal Magaalada Muqdisho. Ujeedada kulanka ayaa...

Kulanka wadatashiga Dhalinyarada Gobolka Benaadir iyo Dhalinayarada Qaranka Somaliyed

0
Kulanka Wada tashiga Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Golaha Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee xamar Kulankaan ayaa waxa goobjoog ka...

Kulanka Wadatashiga dhalinyarada degmada shibis

0
Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Benaadir Mudane Abdikafi Mohamuud Makaraan Ayaa manta kulan wadatashi ah la qatay Dhalinyarada Degmada Shibis wajiga kowaad waxana ka Go'an Xoojinta...

Kulan laga hadlayay Muhiimada Dhalinyarada

0
Godomiyaha Dhalinyarada Gobalka Banadir #AbdiKaafi_Mohamud_Makaran ayaa Maantay Kulan la qaatay Dhalinyarada Degmada Shangaani Kulankaas ayaa ahaa Kulan Logu hadlayay Muhimada ay Lee Dahay Dhalinyarnimada, Kulanka...

Xildhibaan Mustaf Sheikh cali Dhuxuloow ayaa Qado sharaf sagootin u sameyay sports F.c Banaadir...

0
Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa soo agaasimay kulan qada sharaf ah oo isugu jiray sagootin iyo dhiira galin loo sameeyay kooxda kubada...

Barnaamijka Nabad Side

0
Kulan ay Soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray Nabad~side Xasilinta Magalada Muqdisho Ugu horeeyn kulanka ayaa waxaa ka hadlay...