Daah furka Barnaamijka wacyi galinta iyo Horumarinta Dhalinyarada degmoyinka

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma...

Wasiirka Dhalinyarda & Gudomiyaha Gobolka Benaadir ayaa si wada jir ah u furay tartanka...

0
Wasaarada Ciyaaraha iyo Isportska ee Xukuumada Fedraalka Soomaaliya oo kaa shaneysa Maamulka Gobolka Benaadir iyo Xiirirka Olympics Soomaaliyed ayaa waxey maanta si rasmi...

Wax qabad Muuqda

0
! Wax qabad Muuqda! Waxaa maalintii labaad ka socda caasimada Somaliya ee Gobolka Benaadir shaqooyin ay dhalinyarada Gobolka Benaadir iyo ururka dhalinyarada degmada Shengaani kaasi...

Godomiyaha dhalinyarada Gobalka benaadir oo kor meer ku tagay Degmoyinka Gobalka Benadir

0
Godomiyaha dhalinyarada Gobalka benaadir oo kor meer ku tagay Degmoyinka Gobalka Benadir Godomiyaha dhalinyardda Gobalka Benadir ayaa ku tagay koor meer dagmooyin dhowr ah...

Dhalinyarada gobolka Benaadir oo qabtay kulan lagu xoojinayo amniga.

0
Kulan balaaran oo ay kasoo qeybgaleen dhalinyaro aad u fara badan ujeedkiisuna uu ahaa xoojinta nabadgelyada caasimadda iyo kaalinta dhalinyarada ay ku leeyihiin amniga...

BARNAAMIJKA NABAD-SIDE

0
kulan u soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray #Nabadside kaasoo ujeedadiisu ahayd doorka xasilinta dhalinyrada G/ Benaadir ayaa ka dhacay...

Shirka isbuuclaha ah ee dhalinyarada gobolka Benaadir oo dhacay.

0
Kulankan waxaa shir guddoominayey gudoomiyaha dhalinyarada G/Benaadir Md Abdikafi Mohamoud Makaraan, waxaana kasoo qeybgalay guddoomiyayaasha dhalinyarada ee degmooyinka gobolka Benaadir. Intii uu kulanka socday waxaa...

Kulanka isdhaxgalka dhalinyarada Degmada Dayniile.

0
Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Benaadir Md Abdikaafi Mohamoud Makaran ayaa ka qeybgalay kulan ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Degmada Dayniile iyo dhalinyarada Degmada, wuxuuna ujeedka Kulanka...

Guddoomiyaha dahalinyarada G/Benaadir oo dhiirrigeliyey dhalinyarada degmada Xamar weyne.

0
Guddoomiyaha dhalinyarada gobolka Benaadir Md Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay dhalinyarada degmada Xamarweyne, isagoo u sheegay iney ka qeyb qaataan...

Kulan dood cilmiyeed ah oo ka dhacay degmada Dharkeynley ee G/Benaadir.

0
Dood cilmyeedkan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyarada G/Benaadir, waxaana soo buux dhaafiyey dhalinyaro aad u fara badan oo ka kala timid afarta degmo ee galbeedka...