Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir oo ka qeyb galay wadahadalka…………
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta ka qeyb galay Wadahadalka Bulshadda ee Ku aadan Ka Hortaga Isticmaalka #Maandooriyaha. Kulankaan ayaa...
Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya oo ah 15-ka May
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka...
Tartanka kubadda cagta ah oo ku saabsan isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo la soo...
Tartanka kubadda cagta ah oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO
Tartankan Cayaaraha futsalka ee kubadad cagta ah oo loogu tala...
Dibadbax lagu taageeray Maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay + Sawirro
Dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa ka dhigay Mudisho dibadbax lagu taageerayo horumarka ay maamulka gobolka Banaadir ku tallaabsadeen, loogana soo horjeedo ficillada...
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ku booqdey
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ku booqdey Maareeyaha Guud ee Wakaalada horumarinta dhismaha Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Kaynaan...
War-Murtiyeedka Shirka Horumarinta Dhalinyarada iyo Haweenka Gobalka Banaadir 2022
Shir sanadeedka 2aad ee Gobalka Banaadir kaa oo looga hadlayey arrimaha horamarinta Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa lugu qabtay Muqdisho inta u dhaxeysay 22-23-da bisha...
tababar kor loogu qaadayay awooda Ururada ay hogaaminayaan dhalinyarada ee
Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta soo xiray tababar aad muhiim ugu ahaa qaar ka mid ah Dhalinyarada Gobolka Banadir,...
YAA SAHMIYA GUUSHA?!! (Faallo)
Guushu kuma timaado dadal la‘aan haddii aad aragto bina’ aadam guulaystay ama shaqsi guulaystay wax kastaba ha ku guulayste dabcan dadaal kadib ayuu guusha...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xildhibaan………….
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xildhibaan Haniifo iyo Xilidhaano ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa
soo xeray maalintii 3aad ee Bandhiga Buugaagta...









